下载 PDF
返回故事列表

Ciqaab 惩罚

作者 Adelheid Marie Bwire

插图 Melany Pietersen

译文 Abdi Muse

配音 Ibrahim Ahmed

语言 索马里语

级别 2级

将整故事念出来

播放速度

自动念故事


Maalin maalmaha ka mid ah, hooyo waxay heshay miro badan.

有一天,妈妈买了很多水果。


“Goormaa wax miro ah heleynaa?” ayaan weydiinay. “Waxaan miraha cuni doonaa caawa,” ayay tiri hooyo.

我们都问她:“什么时候可以吃水果?”妈妈说:“等今天晚上再吃。”


Walaalkay Rahim waa mid dhuuni ah. Waxa uu dhadhamiyaa midhaha oo dhan. In badan na waa uu ka cunaa.

我哥哥拉希姆很贪吃,所有的水果都想尝尝。结果他吃了很多。


“Bal eeg waxuu Rahim sameeyey!” Waxaa ku qayliyay walaalkayga yar. “Rahim waa akhlaaq la aan iyo bakhayl,” Ayaan dhahaa.

弟弟叫着说:“看看拉希姆做了什么!”。我跟着说:“拉希姆很调皮很自私。”


Hooyo waxay u caraysantahy Rahim.

妈妈对拉希姆很生气。


Waxaan sidoo kale u caraysannahay Rahim. Laakin Rahim kama xumo.

我们也对拉希姆很生气。可是拉希姆并不感到惭愧。


“Miyaadan u soconin in aad ciqaabto Rahim?” ayuu waydiiyay walaalkayga yar.

小弟弟问:“拉希姆不是该罚了吗?”


“Rahim, dhakhso waad kashalaayi doontaa,” hooyo ayaa ugu digtay.

妈妈警告说:“拉希姆,你很快就会后悔的。”


Rahim ayaa billaabay inuu dareemo xanuun.

不久,拉希姆果然开始感到恶心起来。


“Caloosha ayaa aad i xanuunayso,” ayuu Rahim ku gunuunacay.

拉希姆小声说:“我肚子很疼。”


Hooyo ayaa garanaysay in ay taas dhacayso. Mirtii ayaa ciqaabeyso Rahim!

妈妈早料到会发生这样的事情。拉希姆受到了水果的惩罚!


Ogu danbeytii, Rahim ayaa nagu yidhi waan ka xumahay. “Marnaba markale ma noqon doono mid saaid dhuuni u ah,” ayuu balanqaaday, waana aaminnay dhammaanteen isaga.

后来,拉希姆跟我们道歉说:“以后我再也不会贪吃了。”而我们这次都相信他!


作者: Adelheid Marie Bwire
插图: Melany Pietersen
译文: Abdi Muse
配音: Ibrahim Ahmed
语言: 索马里语
级别: 2级
出处: 原文来自非洲故事书Punishment
共享创意授权条款
本着作系采用共享创意 署名 3.0 未本地化版本授权条款授权。
选项
返回故事列表 下载 PDF