下载 PDF
返回故事列表

Andiswa xidig kubadda cagta 球星安迪斯瓦

作者 Eden Daniels

插图 Eden Daniels

译文 Abdikadir Abdullahi Ali, Omar Abdi Yare, Mohamed Shukri Sheikh, Sahal Ahmed Bashir, Abdi Mohmed Warsame, Salat Abdi Msulwa, Mohamed Abdi Sheikh

配音 Ibrahim Ahmed

语言 索马里语

级别 2级

将整故事念出来

播放速度

自动念故事


Andiswa waxay daawatay wiilal kubadda cagta ciyaarayo. Waxay rajeysay in ay awoodi laheyd in ay ku biirto ayaga. Waxay weydisay tawabaraha in ay tawabar laqadani karto ayaga.

安迪斯瓦喜欢看男孩子们踢足球,她多么希望自己也能加入他们啊!她跑去问教练,自己能不能跟男孩们一起训练。


Tawabaraha gacmihiisa ayuu saartay simihiisa. “Isuulkan, wilasha kaliya ayaa loo ogolyahay in ay ciyaaraan kubada cagta”, ayuu yidhi.

教练两手叉着腰,摇了摇头说:“在这个学校,只有男孩们能踢足球。”


Wiilasha ayaa u sheegeen in ay aado oo ay ciyaarto kubada gacanta. Waxey dhaheen kubadda gacanta waa gabdhaha Kubadda cagta na waa wilasha. Andiswa waa ay ka xumaatay.

男孩们让安迪斯瓦去玩投球。他们觉得,女孩们应该玩儿投球,足球是男孩们的运动。安迪斯瓦很沮丧。


Maalinki xigay, iskuulki ayaa lahaa ciyaar weyn o kubada cagta ah. Tawabaraha waa uu walwalsanaa sababtoo ah ciyaaryahankiisi ugu wanaagsanaa ayaa xanuunsaday mana uusan ciyaari karin.

第二天,学校里要举行一场盛大的足球比赛。教练有点儿担心,因为队里最棒的球员生病了,没法上场。


Andiswa waxa ay ku oroday tawabarihi waxa ayna ka bariday in uu u ogolaado ciyaarta. Tawabaraha ma uusan hubin wax uu sameeeyo. Kadib waxa uu goaansaday in Andiswa ku biiri karto kooxda.

安迪斯瓦跑到教练那里,求他让自己替补上场。教练犹豫不决,最后他决定让安迪斯瓦试一试。


Ciyaarta waxa ay aheyd mid adag. Qofna gool ma dhalinin ilaa kala badhki waqtiga ciyaarta.

比赛很激烈,半场结束后,两队都没有进球。


Waqtigi qeybta labaaad ee ciyaarta mid kamid ah wiilashi ayaa Andiswa u gudbiyay kubaddi. Waxay ugu dhaqaaqday si degdeg leh xagi birta goolka. Si adag bey u laaday kubbadi waa ayna dhalisay googlkii.

比赛的下半场,一个男孩把球传给安迪斯瓦,安迪斯瓦飞快地朝球门跑去,用力一踢,球进了!


Dadki badnaa waxay la dhaceen farxad saaid ah, Ilaa maalinkaas, gabdhaha na waa loo ogoladay in ay ciyaaraan kubada cagta ee iskuulka.

人群沸腾了!从那天开始,女孩们也可以在学校踢足球了。


作者: Eden Daniels
插图: Eden Daniels
译文: Abdikadir Abdullahi Ali, Omar Abdi Yare, Mohamed Shukri Sheikh, Sahal Ahmed Bashir, Abdi Mohmed Warsame, Salat Abdi Msulwa, Mohamed Abdi Sheikh
配音: Ibrahim Ahmed
语言: 索马里语
级别: 2级
出处: 原文来自非洲故事书Andiswa Soccer Star
共享创意授权条款
本着作系采用共享创意 署名-非商业性 3.0 未本地化版本授权条款授权。
选项
返回故事列表 下载 PDF