下载 PDF
返回故事列表

Ri, Eey iyo Sac 山羊、野狗、和水牛

作者 Fabian Wakholi

插图 Marleen Visser, Ingrid Schechter

译文 Abdi Muse

配音 Ibrahim Ahmed

语言 索马里语

级别 2级

将整故事念出来

播放速度

自动念故事


Ri, eey iyo sac baa waxay a haayeen saaxiibo isku wayn. Maalin maalmaha kamid ah waxay aadeen safar waxayna raaceen taksi.

山羊、野狗、和水牛是很要好的朋友。有一天,他们一起坐出租车。


Markay gaadheen dhammaadkii safarkooda, darawalka ayaa weyiiyay in ey bixiyaan nooligooda. Sici waxuu bixiyay lacagtiisi.

当他们到了目的地的时候,司机叫他们交车费。水牛把她自己的那份交了。


Eeygi waxuu bixiyay xoogaa dheerad ah, sababtoo ah ma uusan haysan lacag sax ah.

野狗没有带零钱,所以他就多给了一点儿。


Darawalka waxuu siin rabay eeyga baaqigiisa markay rida carartay ayadoon waxbo bixinin.

司机正要找钱给野狗,没想到山羊没有给钱就跑掉了。


Darawalka aad buu u xanaaqay. Garrigii buu waday asagoo siinin eeygi baaqigiisi.

司机很生气,结果他没有给野狗找钱就开走了。


Taasina waa sababta xitaa maanta, eeyga uu ugu ordo gaadhiga si uu u qooraansado oo u helo darawalkii ka qabay baaqiga.

所以,现在你可以看到野狗看到车子就拼命追上去,因为他想叫司机给他找钱。


Rida waxa ay ka carartaa baabuurka xiinkiisa. Waxay kacabsi qabtaa in loo xidho bixin la aanta nooligi.

山羊呢,一听到有车来就吓得赶快逃走,因为她怕没交车费被人抓起来。


Saca na dan kamalahan markuu baabuur soo socdo. Saca waxuu qaataa waqtigiisa si uu jidka u gudbo sababtoo ah waxuu og yahay in uu bixiyay nooligiisi si dhameystiran.

可是水牛听到车来一点儿都不急。她不慌不忙地过马路,因为她知道她已经把她自己那份交了。


作者: Fabian Wakholi
插图: Marleen Visser, Ingrid Schechter
译文: Abdi Muse
配音: Ibrahim Ahmed
语言: 索马里语
级别: 2级
出处: 原文来自非洲故事书Goat, Dog and Cow
共享创意授权条款
本着作系采用共享创意 署名 3.0 未本地化版本授权条款授权。
选项
返回故事列表 下载 PDF