下载 PDF
返回故事列表

Kalaay waxay la hadashaa dhirta 和植物聊天的卡莱

作者 Ursula Nafula

插图 Jesse Pietersen

译文 Abdi Muse

配音 Ibrahim Ahmed

语言 索马里语

级别 2级

将整故事念出来

播放速度

自动念故事


Tani waa Kalaay. Waxay jirtaa toddoba sano. Magaceeda macnihiisa waa “midda wanaagsan” luqaddeeda, Lubukusu.

这是卡莱。她今年七岁。在肯尼亚当地方言里,这个名字是“美好事物”的意思。


Kalaay way soo toostaa waxeyna lahadashaa geedka liinta ah. “Fadlan geedka liinta ahoow, weynoow oo na sii liin badan oo bissil.”

卡莱早上醒来,跟橙子树说:“橙子树啊橙子树,快点长大吧,给我们结好多又大又甜的橙子!”


Kalaay waxay aadaa dugsiga. Jidka waxay kula hadashaa cawska. “Fadlan caws, weynoow cagaaro oo ha qallalin.”

在卡莱走路去上学的路上,她对草地说:“草地啊草地,你一定要长得绿油油的,别干枯了。”


Kalaay waxay soo martaa ubaxyo duureed. “Fadlan ubaxyo, sii magoola, si aan timaheyga idiin saarto.”

卡莱路过了野花,她对野花说:“野花啊野花,你们尽情地开放吧,这样我可以把你们夹在我的头发里。”


Iskuulka, Kalaay waxay la hadashaa geedka dhexda xerada ku yaallo. “Fadlan geed, so saar laamo waaweyn si aan ugu akhrisano hooskaada.”

在学校,卡莱对操场中间的树说:“小树啊小树,快点长出枝叶吧,这样我们就可以在树荫里读书了。”


Kalaay waxay la hadashaa bowdka ku wareegsan dugsigeeda. “Fadlan u kora si awoodleh oo joojiya soogallida dadka xun.”

卡莱还对学校附近的灌木丛说:“灌木啊灌木,你们一定要长得壮壮的,这样坏人就进不了学校了。”


Markay Kalaay guriga ku laabato, waxay booqataa geedka liinta.” Miyay bislaadeen midhahaada wali?” Ayey weydisaa Khalaay.

当卡莱从学校回到家里,她又去看了看橙子树,问它:“你结橙子了吗?”


“Liinta weli waa cagaar,” ayay ku neef tuurtay Kalaay “Waxaan ku arki doonaa berrito geedka liintaw,” ayay tidhi Khalaay. “Malaha markaas baad ii yeelan doonto midho liin ah oo bislaaday!”

卡莱叹了一口气:“橙子还是绿色的,我明天再来看看你吧!或许到了明天你就会给我一只又大又甜的橙子了。”


作者: Ursula Nafula
插图: Jesse Pietersen
译文: Abdi Muse
配音: Ibrahim Ahmed
语言: 索马里语
级别: 2级
出处: 原文来自非洲故事书Khalai talks to plants
共享创意授权条款
本着作系采用共享创意 署名 4.0 未本地化版本授权条款授权。
选项
返回故事列表 下载 PDF