下载 PDF
返回故事列表

Tom muus iibiyaha 卖香蕉的汤姆

作者 Humphreys Odunga

插图 Zablon Alex Nguku

译文 Anwar Mohamed Dirie

配音 Ibrahim Ahmed

语言 索马里语

级别 2级

将整故事念出来

播放速度

自动念故事


Tom waxa uu sidaa masaf uu moos bisil ah.

汤姆顶着一篮熟透的香蕉。


Tom waxa uu aadaa suuqa si uu moos u soo iibiyo

汤姆去集市上卖香蕉。


Dadka suuqa joogaa waxa ay gadanayaan khudrad.

很多人去集市上买水果。


Laakiin cidna gadanmayso mooska Tom. Waxa ay doorbidaan in ay khudradda ka soo gataan haweenka.

但是没有人去汤姆那儿,因为他们更喜欢去女人们那儿买。


Dadku waxa ay yiraahdaan, “jaalliyaddayada, haweenka uun baa iibsha khudradda.” “Qofkani waa nin noocee ah?” ayay dadku is weyddiiyaan.

人们说:“在我们这儿,只有女人会去卖水果”。他们问:“什么男人会去卖水果啊?”


Laakiin Tom ma niyad jabo. Waxa uu yiraahdaa, “Gata mooskayga! Gata mooskayga bisil ee macaan!”

但是汤姆没有放弃。他在集市上叫卖:“快来买我的香蕉!又大又甜的香蕉!”


Haweeney ayaa masafta kor uga qaadday xirmo moos ah. Si taxaddar leh ayay u eegaysaa mooska.

有一个妇女从篮子里抓了一把香蕉,仔细地查看。


Haweeneydi mooskii waa ay gadatay.

然后她买了那把香蕉。


Dad badan ayaa yimid kabadhkii. Waa ay gateen mooskii Tom oo waa ay cuneen.

越来越多的人到汤姆的摊位前。他们买了汤姆的香蕉,吃得津津有味。


Markiiba, masaftii wuu martay. Tom waxa uu tirsaday lacagtii uu shaqeystay.

不一会儿,汤姆的篮子就空了,他数了数自己卖香蕉赚到的钱。


Dabadeed Tom waxa uu gatay saabbuun, sonkor iyo rooti. Alaabtii waxa uu ku qaatay masaftiisii.

汤姆用这些钱买了肥皂、糖和面包。他把这些东西放在他的篮子里。


Tom madaxa madaxa ayuu ku miisaantay masafti gugiisa ayuu na aaday.

汤姆把篮子稳稳当当地顶在头上,回家了。


作者: Humphreys Odunga
插图: Zablon Alex Nguku
译文: Anwar Mohamed Dirie
配音: Ibrahim Ahmed
语言: 索马里语
级别: 2级
出处: 原文来自非洲故事书Tom the banana seller
共享创意授权条款
本着作系采用共享创意 署名 4.0 未本地化版本授权条款授权。
选项
返回故事列表 下载 PDF