Waa baa waxaa jiray, qoys farxad ku nool.
Der var engang en lykkelig familie.
Weligood isma ayan dagaalin. Hawsha guriga iyo beertana waa ay ka caawin jireen waalidkood.
De skændtes aldrig med hinanden. De hjalp deres forældre derhjemme og i markerne.
Laakiin looma oggolayn in ay dab u dhowaadaan.
Men de måtte ikke gå i nærheden af ilden.
Hawshooda oo dhanna waxa ay qabsan jireen habeenkii. Sababtoo ah waxaa ay ka sameysmaayeen xabaq!
De måtte arbejde om natten. For de var lavet af voks!
Laakiin Mid wiilasha ka mid ah ayaa u xiiso qabay in uu cadceedda u baxo.
Men en af drengene længtes efter at gå ud i sollyset.
Hal maalin ayaa uu rabitaankiisu aad u xoogeystay. Walaalihiis ayaa uga digay…
En dag blev længslen for stor. Hans brødre advarede ham …
Laakiin waa ay daahday! Qoraxda kulul ayuu ku dhalaalay.
Men det var for sent! Han smeltede i den varme sol.
Carruur xabkeedkii aad bay uga murugoodeen in ay arkaan walaalkood oo dhalaalaya.
Voksbørnene var så kede af at se deres bror smelte bort.
Laakiin qorshe ayay degeen. Waxa ay u ekeysiiyeen kuus xabagta dhalaashay ah shimbir.
Men de lagde en plan. De formede en fugl af voksklumpen.
Waxa ay u qaadeen shimbirkii walaalkood ahaa buur dheer dusheeda.
De tog deres fuglebror op på et højt bjerg.
Sidaastey qoraxda qorraxda usoo baxday na, waa uu duulay isaga oo ku dhex heesaya iftiinka arrooryaad.
Og da solen stod op, fløj han syngende ud i morgenlyset.