Waan toosa oo dabkan shidaa.
Jeg står op og tænder ild.
I wake up and make fire.
Xooga biyo ah ayaan kariyaa.
Jeg koger noget vand.
I boil some water.
Maxaan aad ugu shaqeeyaa…
… markuu walaalkey yar cayaar ku mashquulsanyahay?
Hvorfor arbejder jeg så hårdt … … når min bror har travlt med at lege?
Why do I work so hard…
… when my brother is busy playing?