Qalbigayga waxuu dareemayaa waxyaabo badan.
Mit hjerte føler en masse ting.
My heart feels a lot of
things.
Waxaan dareemaa farxad marka ay ayayday noosheegayso sheekooyin fiidkii.
Jeg føler mig glad, når min bedstemor fortæller os historier om aftenen.
I feel happy when my
granny tells us stories
in the evening.
Waxaan dareemaa nacasnimo marka aan laciyaaraayo saxiibkeeyga.
Jeg føler mig fjollet, når jeg leger med min ven.
I feel silly when I play
with my friend.
Waxaan dareemaa xumaan markuu aabahay dhaho lacag ma haysto.
Jeg føler mig trist, når min far siger, at han ikke har nogen penge.
I feel bad when my dad
says he does not have
money.
Waxaan dareemaa in la i jecelyahay marka ay hooyadeey isiiso hab.
Jeg føler mig elsket, når min mor giver mig et knus.
I feel loved when my
mom gives me a hug.