Yaanbadiisa waxay ahayd mid aad u gaaban.
Jembe lake lilikuwa fupi mno.
Albaabkiisa waxuu ahaa mid aad u hooseeyo.
Mlango wake ulikuwa chini mno.
Sariirtiisa waxay ahayd mid aad u gaaban.
Kitanda chake kilikuwa kifupi mno.
Baaskiilkiisa waxuu ahaa mid aad u gaaban.
Baisikeli yake ilikuwa fupi sana.
Ninkan aad ayuu u dheeraa!
Mtu huyu alikuwa mrefu zaidi!
Waxuu sameeyay daab yaanbo aad u dheer.
Alitengeneza mpini wa jembe mrefu sana.
Waxuu sameeyay gidaaro albaab oo aad u sareeyo.
Alitengeneza fremu ndefu za milango.
Waxuu sameeyay sariir aad u dheer.
Alitengeneza kitanda kirefu sana.
Waxuu soo iibsaday baaskiil aad u sareeyo.
Akanunua baisikeli iliyokuwa ndefu mno.
Waxuu ku fadhiistay kursi aad u sareeyo. Waxuu kucunay fargeeto aad u dheer.
Aliketi juu ya kiti kilichokuwa juu sana. Alikula kwa kutumia uma iliyokuwa ndefu mno.
Waxuu ka tagay gurigiisa waxuuna ku noolaa kayn weyn. Waxuu ku noolaa sanado badan.
Aliacha nyumba yake na kuishi katika msitu mkubwa. Aliishi kwa miaka mingi.