Thuli timo waxa ay leedahay timo gaaban.
ثَلِي لَدَيْهَا شَعْرٌ قَصِيرٌ.
Anna waxa ay leedahay timo dheer.
آنّا لَدَيْهَا شَعْرٌ طَوِيلٌ.
Cathu waxa ay leedahay timaha ugu dheer.
كَاثِي لَدَيْهَا أطْوَلُ شَعْرٍ.
Zama waa ay tidcatay timaheeda.
زَامَا جَدَلَتْ شَعْرَهَا.
Aaabe waxa uu leeyahay gar.
بَابَا لَدَيْهِ لِحْيَةٌ.
Zanele waa ay shanleysay timaheeda.
زَانِيلِي مَشَطَتْ شَعْرَهَا.
Thabo waa uu jaray timihiisa.
ثِيبُو قَصَّ شَعْرَهُ.
Themba waa uu xiiray timihiisii.
ثِيمْبَا أَزَالَ شَعْرَهُ.