Back to stories list

Andiswa xidig kubadda cagta Andiswa Soccer Star

Written by Eden Daniels

Illustrated by Eden Daniels

Translated by Abdikadir Abdullahi Ali, Omar Abdi Yare, Mohamed Shukri Sheikh, Sahal Ahmed Bashir, Abdi Mohmed Warsame, Salat Abdi Msulwa, Mohamed Abdi Sheikh

Read by Ibrahim Ahmed

Language Somali

Level Level 2

Narrate full story

Reading speed

Autoplay story


Andiswa waxay daawatay wiilal kubadda cagta ciyaarayo. Waxay rajeysay in ay awoodi laheyd in ay ku biirto ayaga. Waxay weydisay tawabaraha in ay tawabar laqadani karto ayaga.

Andiswa watched the boys play soccer. She wished that she could join them. She asked the coach if she can practise with them.


Tawabaraha gacmihiisa ayuu saartay simihiisa. “Isuulkan, wilasha kaliya ayaa loo ogolyahay in ay ciyaaraan kubada cagta”, ayuu yidhi.

The coach put his hands on his hips. “At this school, only boys are allowed to play soccer,” he said.


Wiilasha ayaa u sheegeen in ay aado oo ay ciyaarto kubada gacanta. Waxey dhaheen kubadda gacanta waa gabdhaha Kubadda cagta na waa wilasha. Andiswa waa ay ka xumaatay.

The boys told her to go play netball. They said that netball is for girls and soccer is for boys. Andiswa was upset.


Maalinki xigay, iskuulki ayaa lahaa ciyaar weyn o kubada cagta ah. Tawabaraha waa uu walwalsanaa sababtoo ah ciyaaryahankiisi ugu wanaagsanaa ayaa xanuunsaday mana uusan ciyaari karin.

The next day, the school had a big soccer match. The coach was worried because his best player was sick and could not play.


Andiswa waxa ay ku oroday tawabarihi waxa ayna ka bariday in uu u ogolaado ciyaarta. Tawabaraha ma uusan hubin wax uu sameeeyo. Kadib waxa uu goaansaday in Andiswa ku biiri karto kooxda.

Andiswa ran to the coach and begged him to let her to play. The coach was not sure what to do. Then he decided that Andiswa could join the team.


Ciyaarta waxa ay aheyd mid adag. Qofna gool ma dhalinin ilaa kala badhki waqtiga ciyaarta.

The game was tough. Nobody had scored a goal by half time.


Waqtigi qeybta labaaad ee ciyaarta mid kamid ah wiilashi ayaa Andiswa u gudbiyay kubaddi. Waxay ugu dhaqaaqday si degdeg leh xagi birta goolka. Si adag bey u laaday kubbadi waa ayna dhalisay googlkii.

During the second half of the match one of the boys passed the ball to Andiswa. She moved very fast towards the goal post. She kicked the ball hard and scored a goal.


Dadki badnaa waxay la dhaceen farxad saaid ah, Ilaa maalinkaas, gabdhaha na waa loo ogoladay in ay ciyaaraan kubada cagta ee iskuulka.

The crowd went wild with joy. Since that day, girls were also allowed to play soccer at the school.


Written by: Eden Daniels
Illustrated by: Eden Daniels
Translated by: Abdikadir Abdullahi Ali, Omar Abdi Yare, Mohamed Shukri Sheikh, Sahal Ahmed Bashir, Abdi Mohmed Warsame, Salat Abdi Msulwa, Mohamed Abdi Sheikh
Read by: Ibrahim Ahmed
Language: Somali
Level: Level 2
Source: Andiswa Soccer Star from African Storybook
Creative Commons License
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial 3.0 International License.
Options
Back to stories list Download PDF