Labo gacmood oo yar yar oo lagu hayo.
Mikono miwili midogo ya kushikia.
Labo cagood oo yar yar oo lagu darbeeyo.
Miguu miwili midogo ya kupigia.
Labo indhood oo yar yar oo lagu arko.
Macho mawili madogo ya kuonea.
Labo dhagood oo yar yar oo lagu maqlo
Masikio mawili madogo ya kusikia.
Iyo labo gacmood oo jacayl oo lagu habsiiyo!
Na mikono miwili ya KUKUMBATIA kwa upendo!