Waxaan jeclahay in aan aqriyo.
Ninapenda kusoma.
Walaasheey waa ay hurudaa.
Mdogo wangu amelala.
Hooyadey iyo ayeeyadey waa ay mashquulsanyihiin.
Mama na bibi wana kazi.
Aabahey iyo awoowgay waa ay mashquulsanyihiin.
Baba na babu wana kazi.
Qofkeen u aqrin karaa?Aniga ayaa is ku aqrin karaayo.
Nimsomee nani? Nijisomee mwenyewe!