Hal maroodi ayaa u socdo in uu biyo cabo.
Un éléphant va boire de l’eau.
Laba geri ayaa u socdo in ay biyo soo cabbaan.
Deux girafes vont boire de l’eau.
Saddex gisi ah iyo afar shimbirood ayaa sido kale ayaa u socdo in ay biyo soo cabbaan.
Trois bœufs et quatre oiseaux vont boire de l’eau.
Shan cawl iyo lix doofaar ayaa ku sii socda biyaha.
Cinq impalas et six phacochères vont boire de l’eau.
Toddoba dameer-farow ayaa biyaha ku sii ordaya.
Sept zèbres courent vers l’eau.
Siddeed rah iyo sagaal kalluun ayaa biyaha ku dabaalanaya.
Huit grenouilles et neuf poissons nagent dans l’eau.
Hal libaax ayaa reemay. Waxa uu isaguna doonayaa in uu biyo cabbo. Yaa ka baqa libaaxa?
Un lion rugit. Il veut boire aussi. Qui a peur du lion ?
Hal maroodi ayaa biyo la cabbaya libaaxa.
Un éléphant boit de l’eau avec le lion.