Ma sariirta ayey ku hoos jirtaa?
هَلْ هِيَ تَحْتَ السَّرِيرِ؟
Ma armaajada ayay kor saarantahay?
هَلْ هِيَ فَوْقَ الخِزَانَةِ؟
Ma fadhiga ayay gadaal kajirtaa?
هَلْ هِيَ وَرَاءَ الأَرِيكَةِ؟
Ma weelka qashinka ayay ku xigtaa?
هَلْ هِيَ بِجَانِبِ حَاوِيَةِ القُمَامَةِ؟
Ma dambiisha ayay ku dhex jirtaa?
هَلْ هِيَ دَاخِلَ السَّلَّةِ؟
Ma guriga banaankiisa ayay joogtaa?
هَلْ هِيَ خارِجَ المَنْزِلِ؟